Daawo Muuqaalka: Flim Qiiro Badan Oo Uu Ka Mid Ahaa Wariye Cawke Oo Xalay La Soo Bandhigay & Masuuliyiin ka Qayb galay… | warqab
Tuesday, March 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo Muuqaalka: Flim Qiiro Badan Oo Uu Ka Mid Ahaa Wariye Cawke Oo Xalay La Soo Bandhigay & Masuuliyiin ka Qayb galay…

Published on November 17, 2016 by   ·   No Comments

Waxaa magaalada Nairobi Xalay lagu soo bandhigay Fimka QAB IYO IIL oo horey uga Qayb galay Alle ha Naxariistee Wariyihii Caanka ahaa Axmed Xasan Cawke.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

Munaasibad balaaran oo lagu soo beegay Sanad kadib maalintii uu Geeriyooday, waxaana lagu soo qeyb galay Masuuliyiin waxgarad kale, Waxaana Halkaasi ka hadlay Hogaamiyaha Aqbalabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale, Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi, Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan.

cawke

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

DEG DEG:Labo sarkaal oo katirsanaa ciidanka Puntland oo dhintay & dhaawaca mid kale kadib markii..

March 27, 2017
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in shil Gaari oo ...

Toos U Daawo: Muuqaal lagu fashilay sir u qarsooneed Prof. Jawaari+Video caro weyn dhaliyay….

March 27, 2017
Riwaayad gaaban oo ka hadleysa go’aanka Guddoomiyaha Baarlamaanka fFderaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay ...

DEG DEG: Fanaaniinta Xiddigaha Gees oo Gaari Shil la galay & Siday wax u dhaceen+Khasaare…

March 27, 2017
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Duleedka Tuulada Abaarso oo 15-KM dhinaca Galbeed ka xigta Magaalada Hargeysa, ...

Warbixin Xiiso Leh: Waddaniyaddii Warqadda Eersatay!+Aqoonyahan xaqiiqda ka hadlay…..

March 26, 2017
Jan 11, 2017: Waa waddaniga keliya ee noqon kara Guddoomiye Baarlamaan... waa sharci yaqaan sameeyay dastuurka, waa rug ...

Toos U Dhageyso:Dood Culus Idaacada BBC-da & Booqashadii Madaxwayne Farmaajo…..

March 26, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa dood ku saabsan booqashadii Madaxweyne Farmaajo ee uu ku tagay Dalka Kenya, ...