Subxaanallah: Wiil soomaali ah oo aabihiis ku dilay dalka Norway+Soomaalida oo argagaxsan…. | warqab
Monday, April 24th, 2017
.
output_CjBT9T

Subxaanallah: Wiil soomaali ah oo aabihiis ku dilay dalka Norway+Soomaalida oo argagaxsan….

Published on November 17, 2016 by   ·   1 Comment

Goobta dilka uu ka dhacay oo lagu magacaabo Asker oo dhanka galbeedka ka xigtaa caasimadda Norway ee Oslo ayaa waxaa uu wiilku fiidnimaddii xalay uu ku dilay gurigii aabihiis ay wada deganaayeen.

 
Wararka ay saxaafadda dalkaasi ka qoreen wiilkan aabihiis dilay, ayaa sheegaya iyagoo ka soo xiganaya dadka deegaanka oo ay wareysteen in uu ahaa wiil madaxa looga jiray.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

Booliska magaaladaasi ayaa waxaa ay sheegeen in ay goobta ka soo qabteen wiilkaasi aabihii dilay, loona dhaadhiciyey xabsi oo la baari doono sababihii dhaliyey inuu aabihiis dilo.

 
Dadka soomaalida ee reeka deris la ah oo ka hadlayey falkaasi ayaa warbaahinta u sheegay in wiilkani xanuun xagga dhimirka ah uu hayay, hadda ka horna la geeyey goobaha dadka dhimirka la lagu dabiibo.

wiil-aabihiis-ku-dilay-dalka-noorway-1

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)



wararkii hore

Daawo: Gabadh Reer Hargeysa ah oo wacdaro ka dhigtay Muqdisho & Shacabka Muqdisho oo gacanta afka saartay…

April 23, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka Gabadh ka timid Magaalada Hargeysa ee Somaliland oo wacdaro ka dhigtay ...

Daawo: Ciidamo Badan oo Puntland looga dilay Gal-gala & Saraakiisha oo Sharaxay Khasaare Ba’an oo Gaaray….

April 23, 2017
Askar ka Tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, halkaas oo ...

Daawo: Axmed Madoobe oo Al Shabaab u soo bandhigay awoodiisa ciidan….

April 23, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam '(Axmed Madoobe' ayaa booqasho ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ...

Toos U Daawo: Sarkaal Garoowe ku sugan oo shaaciyay arin la qarin waayay+Ceeb weli taagan…

April 23, 2017
Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay mushaar la,aan uu sheegay inay hayso ...

Askargii dilay Osama Bin Laden oo Fashiliyay Qaabkii uu udilay & Sababtii Sawiradiisa aduunka looga qariyay….

April 22, 2017
Maamulkii uu hogaaminayay madaxweynihii Mareykanka Brack Obama ayaa ka dambeeyay in la dilo hogaamiyihii AlQacida Sh Osama Bin ...