Qiso Qosol Badan: Qaabka Caqliga Looga Xaqo Dumarka+Gabadh Ku Dhacday Oo Ka Sheekaysay… | warqab
Thursday, February 23rd, 2017
.
output_CjBT9T

Qiso Qosol Badan: Qaabka Caqliga Looga Xaqo Dumarka+Gabadh Ku Dhacday Oo Ka Sheekaysay…

Published on November 19, 2016 by   ·   No Comments

Gabadh Dhalinyaro ah ayaa waxay u timi Nin Khabiir ah oo dadka la taliya, Waxay ku tiri:- Waxaan ahay Gabadh aad u Qurxoon waxaan doonayaa in aan Guursado, laakiin maadaama inta badan Raggu Dumarka ku raacaan Quruxda Banaanka ah oo aysan eegin tan Gudaha ah waxaan ka Baqayaa in sanado ka dib markii Quruxdeyda Dhamaato uu Ninka iga tago oo mid kaloo Qurxoon aado. Sidee welwelkaasi ka yeelaa bal ila tali?.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

Maadaamaa uu ahaa Nin weyn Waaya arag ah oo wax la weydiiyay, War-wareeg iyo war badan ma gelin, wuxuu ku yiri:- Taasi wey fududahay ee Hadaad sidaas ka Welweleyso waxaad sameysaa Guurso Nin kaa weyn marka ay Quruxdaada dhamaan Rabto, isagana Araga Indhahiisa wey tageen, muxuuba Naag kale Raadiyaa.

W/Q Macoow Ustaad.

 

gabadh

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya oo Hada soo Gaaray Goobta Ay ka dhaceyso Caleema Saarkiisa..

February 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Ayaa Soo gaaray Goobta Ay ka Dhaceyso Xafladiisa Caleema Saarka ...

DEG DEG: Hailemariam Desalegn oo soo gaaray Muqdidsho una gudbay hoolka ay ka socoto …

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ...

DEG DEG: Madaxweyne Uhura Kenyatta oo goordhaw kasoo degay Muqdisho….

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muwdisho kasoo degay Madaxweynaha dowlada Kenya Uhura Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira ...

DEG DEG: Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle oo Muqdisho soo gaaray….

February 22, 2017
Waxaa Goor dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo ka ...

Maxaad kala socotaa Madaxda kasoo qeyb galeysa Caleemo Saarka Farmaajo iyo Wadamada ay ka socdaan? …..

February 22, 2017
Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayo ...