Qiso Yaab Leh Oo Dhexmartay Wiil & Gabadh Soomaaliya Ah Oo Kala Jooga Kenya & Canada+Arag Adigaa Qosli Doone… | warqab
Friday, January 20th, 2017
.
output_CjBT9T

Qiso Yaab Leh Oo Dhexmartay Wiil & Gabadh Soomaaliya Ah Oo Kala Jooga Kenya & Canada+Arag Adigaa Qosli Doone…

Published on November 25, 2016 by   ·   1 Comment

Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa qiso y badban oo dhex martay Wiil iyo Gabadh Soomaali ah oo kala jooga Dallalka Kenya iyo Canada kuwaasi oo is weydaarsaday hadalo qosol badan.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

Hoos Ka Akhriso Qisada Oo Qoraal Ah

Aboowe waa Ku salaamay?
Waa kaa qaaday abaayo
Xagee joogtaa aboowe?
Abaayo Canada
Aboowe ma ku soo wici karaa?
Abaayo waa kaftan soomaaliya ayaan joogaa
Aboowe mahadsanid hooyaa I wacaysa waa inoo mar kale
Abaayo laakiin bil ka hor aan canada ka imid
Naayaa Sucdi Hooyo u tag abaayo,Aboowe warka I sii
Abaayo sharcigii ayay igala noqdeen waa I soo cayriyeen
Aboowe aan kugu soo celsho gabadhan madax adagaa aboowe I sug hadhow aan ku soo qabannaa
Laakiin abaayo waa dacwooday 15 maalin ka dib inaan laabto ayaa laga yaabaa
Waa yahay sucdi qumayadiyey,aboowe madax adayg walaashey indhahaan u shitay iyadaa hadda Hooyo u doontay,aboowe waalidaa igu xiriiro ii dul qaado yaah
Abaayo qolo ayaa ii timid aan hadhow ku soo Waco
Haye aboowe ha ii goyn yaah waa Ku sugaa.

sawir

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)



wararkii hore

Daawo Subxaannallah: Fanaanad Qabrigeeda Masas Ka Soo Baxeen+Dalka ay u dhalatay….

January 20, 2017
Fanaanadiii weyneyd ee Reer Lubnan(Lebanon) ee lagu magacaabi jiray Sabaax ayaa Qabrigeeda waxaa lagu arkay Masas ka soo ...

Toos U Dhageyso: Gudigii loo xilsaaray Kufsigii Gabadhii Goldogob oo Go’aan addag ku dhawaaqay+Beesha ay ka soojeedaan oo laga codsaday….

January 19, 2017
Wararka aan ka helayno Deegaanka Goldogob ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in guddigii Culumada ahaa ee ku jiray ...

Daawo: Soomaali geystay dil & kufsi, sheegtayna inuusan Muslim ahayn oo la Maxkamadaynayo +Soomaalida Yurub oo aqoonsatay…

January 19, 2017
Dacwad-oogayaasha Talyaaniga ayaa soo dhamaystiray Warbixin ka kooban 40-bog oo muujinaysa Tacadiyo uu geystay Nin Somali ah oo ...

Fadeexad+Daawo: Laba Fanaan Soomaali ah oo sidii Dumarka u dagaalamay & Ceebta dhacday….

January 19, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka Laba Fanaan Soomaali ah oo sidii Dumarka isku caynaya iyo ceebta ...

Daawo: Sheekh Umal oo ku dhawaaqay Xukunka Raggii Gabadha ku Kufsaday Galdogob & Shareecadu waxay ka qabto….

January 19, 2017
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay Kufsiga loo Gaysto ...