Daawo Video: Aamir Khan oo Dunida ka yaabsaday, Noqdayna shaqsiga ugu hadal heynta badan Caalamka kadbi markii…. | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo Video: Aamir Khan oo Dunida ka yaabsaday, Noqdayna shaqsiga ugu hadal heynta badan Caalamka kadbi markii….

Published on December 2, 2016 by   ·   No Comments

Jilaaga caanka ah Bollywood ee Aamir Khan ayaa isku cayilay filimka Dangal si uu ugu matalo oday caan ahaa oo musaaracada cayaaro, isagoo isku kordhiyay miisaan aad u culus oo waxuu gaaray ilaa 98 kiilo , laakiin Aamir markuu dhameeyay filimka ayuu go,aan saday inuu iscaateeyo oo uu isdhiso si uu caafiimaadkiisa u wanaagsanaado una helo muuqaal iyo jir qurxoon oo murqo badan leh.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka 

 

aamir-dangal-2 15261658_10154832221198278_4131319889447092224_n

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...