Toos U Daawo: VOA-da oo maanta baahisay muuqaal argagax galiyay Somalida Mareykanka+Naxdin & Murugo…. | warqab
Monday, September 25th, 2017
.
output_CjBT9T

Toos U Daawo: VOA-da oo maanta baahisay muuqaal argagax galiyay Somalida Mareykanka+Naxdin & Murugo….

Published on December 9, 2016 by   ·   No Comments

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Todobaadkan lagu soo qaatay xaalada Soomaalida Mareykanka.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 

Barnaamijka Qodobada lagu soo qaatay waxaa kamid ah Arimaha Doorashooyinka Soomaaliya, Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo siwayn uga hadlay Arimaha ka socda Soomaaliya gaar ahaan Doorashada, Qoys Soomaaliyeed oo Wiilkoodu Weerar ka gaystay Jaamacada OHIO oo Naxsan iyo Qodobo Kale oo Xiiso leh.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...