Nin Soomaali Ah Oo Guursaday Walaashiisa Ku Aaba Ah, Kana Sheekeeyay Sababta+Subxaanallah (Qiso Dhab Ah)….. | warqab
Thursday, February 23rd, 2017
.
output_CjBT9T

Nin Soomaali Ah Oo Guursaday Walaashiisa Ku Aaba Ah, Kana Sheekeeyay Sababta+Subxaanallah (Qiso Dhab Ah)…..

Published on December 12, 2016 by   ·   No Comments

Nin Somali Ah Oo Guursaday Walaashiisa Ku Aaba Ah, Kana Sheekeeyay Sababta+Subxaanallah Akhriso Qiso Dhab Ah…

 

 

Qisadan oo ka dhacday magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa waxaa ka sheekeeyay Ninkii ay ku dhacday, isagoona uga sheekeeyay Gabadh Wariya ah oo lagu magacaayo Aamina Muuse Wehliye , waxayna inoo soo gudbisay qisada oo muuqaal ah.

 

 

Riix Halkan Oo Muuqaal Ahaan U Daawo

 

 

YAABKII CAAWA I QABSADAY:

 

 
Anoon waxba ku darin waxna ka dhimin iga hooya:
14kii Janaayo, ayaa viberka waxaa ii soo galay numbar aanan aqoonsan sidaan ayaana na dhex martay:
Isaga: Waa ku salaamay Amina.
Aniga: Shib (juuq ma oranba)
Maalin dhan isaguna juuq ma oran.
16-kii Janaayo, (habeen hore saq dhexe 02:19am)
Isagii: Waa ku salaamay Ina muuse.
Aniga: Shib waayoo waaba huray sacadaas.
isla 16 Janaayo, 09:18 Am ayaan ka jawaabay salaantii alayto saqdii dhexe la i salaamay.
Aniga: Salaamullaahi.
13:40
Isagii See tahay abaayo Amina.
AnigA: Walaal nabade, yaa waaye adigu?
Isagii: Xaaji……. Hebel hebel (waan idinka qarinayaa magaciisa oo buuxa)
Aniga:Ma hubo in aan xasuusto xaajigaas, balse waxeey tahayba Xaaji Salaamullaahi.

 
Isaga: Shukran abaayo, see tahay Amina, anigaba dadka qaar waa iloobaa, Alberto Edmonton ayaan degnahay.

 

guur

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya oo Hada soo Gaaray Goobta Ay ka dhaceyso Caleema Saarkiisa..

February 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Ayaa Soo gaaray Goobta Ay ka Dhaceyso Xafladiisa Caleema Saarka ...

DEG DEG: Hailemariam Desalegn oo soo gaaray Muqdidsho una gudbay hoolka ay ka socoto …

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ...

DEG DEG: Madaxweyne Uhura Kenyatta oo goordhaw kasoo degay Muqdisho….

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muwdisho kasoo degay Madaxweynaha dowlada Kenya Uhura Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira ...

DEG DEG: Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle oo Muqdisho soo gaaray….

February 22, 2017
Waxaa Goor dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo ka ...

Maxaad kala socotaa Madaxda kasoo qeyb galeysa Caleemo Saarka Farmaajo iyo Wadamada ay ka socdaan? …..

February 22, 2017
Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayo ...