DEG DEG+Daawo: Booliska Canada oo shaaciyay qofkii ka dambeeyay dilka labada Gabdhood ee Somalida ahaa+Magaca…. | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

DEG DEG+Daawo: Booliska Canada oo shaaciyay qofkii ka dambeeyay dilka labada Gabdhood ee Somalida ahaa+Magaca….

Published on December 19, 2016 by   ·   No Comments

Booliska dalka Canada ayaa gacanta ku dhigay Muscab C/raxmaan Axmed Nuur oo ay ku eedeeyeen in uu ka dambeeyay dilka laba gabdhood oo Soomaali ah kuwaas oo Jimcihii lagu dilay gurigooda uu ku yaala Magaalada Ottawa.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 

Muscab C/raxmaan Axmed Nuur, ayeey sheegeen Booliska inuu la dhashay gabdhaha uu dilay, balse ma aysan cadeyn Booliska ilaa hada sababta ka dambeysay dilka Gabdhahaasi.

 

 
Booliska ayaa sheegay in Muscab uu is adkeeyay markii ay qabanayeen kuna qabteen meel u dhow gurigooda oo uu dilka ka geystay waxaana ay intaa ku dareen in uu dhaawac yar soo gaaray lana dhigay isbitaal.

 

 
Muscab ayaa shalay oo Axad ahayd diiday in uu tago Maxkamadda,waxaana isaga oo ka maqan ay Maxkamadda ku xukuntay xeerarka 1aad iyo 2aad ee Dilka.

 

 
Labada Gabdhood ee Somalida ah ee Jimcihii la dilay, ayaa aas loogu sameeyay Magaalada Ottawa ee dalka Canada, iyadoo Somalida ku nool dalkaasi ka qaybgaleen aaska.

 

 
Maxkamadda ayaa soo jeedisay in Muscab lagu sameeyo baaritaan dhanka Maskaxda ah,waxaana ay wararku sheegayaan in uu dhimirka la’yahay.

 

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...