Daawo Subxaanallah: Arin Mucjisa ah oo lagu arkay Dalka Sacuudiga…… | warqab
Thursday, February 23rd, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo Subxaanallah: Arin Mucjisa ah oo lagu arkay Dalka Sacuudiga……

Published on December 28, 2016 by   ·   No Comments

Meel qashinka lagu kaydiyo ee ku taala magaalada Ta’if ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa lagu arkay arin ay aad ay ula yaabeen qubaro saynisyahano ah oo baarta xayawaanka iyo dhaqankooda.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

Hadaba qubaradani ayaa waxa ay arkeen sida Daayeerada ay u soo xadaan ilmaha yar ee eeyaha iyagu ka qaraabta goobtaasi qashinka lagu kaydiyo, waxa ayna daanyeeradani ku arkeen dhaqan la mid ah kan bini’aadamka oo kale, oo ah haysashada xayawaanka si ay ugu shaqaystaan.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya oo Hada soo Gaaray Goobta Ay ka dhaceyso Caleema Saarkiisa..

February 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Ayaa Soo gaaray Goobta Ay ka Dhaceyso Xafladiisa Caleema Saarka ...

DEG DEG: Hailemariam Desalegn oo soo gaaray Muqdidsho una gudbay hoolka ay ka socoto …

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ...

DEG DEG: Madaxweyne Uhura Kenyatta oo goordhaw kasoo degay Muqdisho….

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muwdisho kasoo degay Madaxweynaha dowlada Kenya Uhura Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira ...

DEG DEG: Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle oo Muqdisho soo gaaray….

February 22, 2017
Waxaa Goor dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo ka ...

Maxaad kala socotaa Madaxda kasoo qeyb galeysa Caleemo Saarka Farmaajo iyo Wadamada ay ka socdaan? …..

February 22, 2017
Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayo ...