Dhageyso: Mucjiso weyn oo hadda lagu arkay Duleedka Garoowe & dadka oo isagu soo baxay….. | warqab
Thursday, February 23rd, 2017
.
output_CjBT9T

Dhageyso: Mucjiso weyn oo hadda lagu arkay Duleedka Garoowe & dadka oo isagu soo baxay…..

Published on January 2, 2017 by   ·   4 Comments

Deegaanka Godobjiraan iyo meelo badan oo ay Garoowe ka mid tahay ayaa lagu arkay Mucjiso ku saabsan Dayax iyo Xiddig masaafo ahaan aad isagu dhow oo si caadi ah loogu jeedo.

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

Waxa kaloo xusid mudan in Bishu ay tahay seddex, waqtiyadan oo kalena aan la arki jirin, waxaana hadda la arkayaa dayaxii oo maalin cad la arkayo iyo Xidig ku dhow.

Riix Halkan Oo Dhageyso

Mid ka mid ah dadka ku sugan Godobjiraan ayaa ka warbixiyey sida ay wax u arkaan.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. shanmaal says:

    Subxaana Allah ,waa digniin weyn oo loo jeedayey siday ilatahay dadka reer puntland oo sanadahan dambe la ciir ciirayey fasahaad iyo sinada oo aan lala xishoon gaar ahaan waxa ay budhcad badeedu samaynayso .

    iyo madaxda maamulka oo xataa culimadu ka qaylisan faxshiga ay samaynayaan iyo gabdhihii oo la qaawiyey isla markaasna la yidhi ciyaaran iyagoo qaaweyn oo cawradooda la daawanayey subxaana Allah.

  2. Jugle says:

    @shanmaal
    Dignin in loo jeediyo waxa kufiican xamar oo ah kawanka dadka,iyo hargaysa oo ah xarunta geerashaynta iyo garacyada,iyo cadaado oo ah xarunta burcada iyo isbarada kkkkkkk. Dameertu ma aragto rarka saaran.

  3. Maakhiri says:

    It is not amazing or something new to us to see moon or stars at mid days,so, it is something normal and it is not marvelous or mystery,take it easy.Galabta marka qoraxdu dhacdo waxay bisha iyo xidigtu ka muugan doonaan meel sare oo waa sii soconayaan ilaa qoraxdu ka hor dhacdo iyaga oo weli ii ocda markaas ayay ifi doonaan oo la oranayaa waa taa bishii waa bil afraad.

  4. axmed says:

    SIDII HABRIHII CURAAFISKA EE WAXAY DOONAAN SHEEGAYEY, YAADSHAQA KA DHIGATEEN WAXAAN JIRIN, XIDDIG BAA MEEL KA SOO BAXAY, WAR SHEEKA KALE MA HAYSAAN, WAXAAN ILAAH BAA SHAQA KU LE E, MASE XAYEYSIINTAAD KU WADAAN. WAXAAS WAXBA KAMA JIRAAN UMADA BEENTA KA DAAYA.



wararkii hore

DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya oo Hada soo Gaaray Goobta Ay ka dhaceyso Caleema Saarkiisa..

February 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Ayaa Soo gaaray Goobta Ay ka Dhaceyso Xafladiisa Caleema Saarka ...

DEG DEG: Hailemariam Desalegn oo soo gaaray Muqdidsho una gudbay hoolka ay ka socoto …

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ...

DEG DEG: Madaxweyne Uhura Kenyatta oo goordhaw kasoo degay Muqdisho….

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muwdisho kasoo degay Madaxweynaha dowlada Kenya Uhura Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira ...

DEG DEG: Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle oo Muqdisho soo gaaray….

February 22, 2017
Waxaa Goor dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo ka ...

Maxaad kala socotaa Madaxda kasoo qeyb galeysa Caleemo Saarka Farmaajo iyo Wadamada ay ka socdaan? …..

February 22, 2017
Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayo ...