Daawo:Siyaasi Caan ah oo sir badan banaanka soo dhigay “Soomaliya Xor maaha”+Kana waramay Xaalad halis badan oo lagu jiro… | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo:Siyaasi Caan ah oo sir badan banaanka soo dhigay “Soomaliya Xor maaha”+Kana waramay Xaalad halis badan oo lagu jiro…

Published on January 9, 2017 by   ·   No Comments

Cabdulahi Cosoble Siyaad ayaa wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan xiligan ahayn Dal xor ah, wuxuuna sheegay in dalka ay ilaaliyaan dad Ajaanib ah, Oo hadii ay Soomaalidu isqabato laba Qof Ajanabi dhamaynayo.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

Wuxuu sheegay inay shacabka karaamadiisu lumayso marka ay dulinimo timaado, wuxuuna sheegayga in Dadku Marka ay gaaraan heer ay rajo dhigaan oo ay dhahaan masoo Socoto Dawlad Soomaaliyeed, aysan jirin wax danbe oo haray.

S

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...