Dhageyso: Sool & Sanaag oo ku biiraya Somaliland & Puntland oo waagu ku baryey +Dowladda ka dambeysa…. | warqab
Tuesday, March 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Dhageyso: Sool & Sanaag oo ku biiraya Somaliland & Puntland oo waagu ku baryey +Dowladda ka dambeysa….

Published on January 9, 2017 by   ·   1 Comment

iyadoo dhawaan la filayo in Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Dalkaasi Jabuuti uu ka dhaco kulan leysugu yeeray Maamulka Somaliland iyo Kan Khaatumo ayaa waxaa soo baxay Ajanddaha Shirkaasi looga hadli doono.

 

 
Kulanka Ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Madaxweyanaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Kaas oo doonaya in Maamulka Khaatumo Garabka Cali Khaliif Galayr iyo Maamulka Somaliland uu dhax dhigo heshiis islamarkaan uu mideeyo.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Ama Dhageyso

 

 
Ujeedad ugu weyn ayaa ah sidii Gobolada Sool iyo Sanaag oo kamidda Goboladii Ingiriisku gumeysan jiray looga jari lahaa qeybta gacanta ugu jirta Maamulka Puntland islamarkaana ay awooda ku qeybsan lahaayeen Khaatumo iyo Somaliland.

 

 
Hadalkan ayaa ah Mid aan u cuntamin Maamulka Puntland gaar ahaan Madaxweyanaha Maamulkaasi Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxaan jirtay in uu arrintaas ka carooday Madxweyne Gaas.

 

 
Cali khaliif ayaa ku hungoobay Hami uu kala haa in ay aqoonsi siiso Dowlada Dhexe ee Soomaaliya inkastoo maamulkiisa uu la kulmay caqabado badan oo Dagaalo ugu horeyaan hadana waxaa uu fursad u arkay in uu la midoobo Maamulka Soomaaliland.

 

 

Lama oga ilaa hada waqtiga rasmiga ah ee uu dhacayo kulanka uu madliyay Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Dalka Jabuuti kaas oo lagu balamiyay Maamulka Somaliland & Hogaamiyaah Khaatumo Cali Khaliif Galeydh.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. cabdillaahi shimbir says:

    markaa yuu u wadaa baa u malaynaysaan? ma dhulbahantihii buu jar-jarayaa? mise waxoo dhan wuxuu uga jeedaa majeerteen nacayb?

    aragoodu nac tar, iyagaa ka liita cali khaliif,; dhulbahante bakhtii weeye cabdi weli siyaasaddiisu, marka miyaanay is helayn cali khaliif oo kale?



wararkii hore

DEG DEG:Labo sarkaal oo katirsanaa ciidanka Puntland oo dhintay & dhaawaca mid kale kadib markii..

March 27, 2017
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in shil Gaari oo ...

Toos U Daawo: Muuqaal lagu fashilay sir u qarsooneed Prof. Jawaari+Video caro weyn dhaliyay….

March 27, 2017
Riwaayad gaaban oo ka hadleysa go’aanka Guddoomiyaha Baarlamaanka fFderaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay ...

DEG DEG: Fanaaniinta Xiddigaha Gees oo Gaari Shil la galay & Siday wax u dhaceen+Khasaare…

March 27, 2017
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Duleedka Tuulada Abaarso oo 15-KM dhinaca Galbeed ka xigta Magaalada Hargeysa, ...

Warbixin Xiiso Leh: Waddaniyaddii Warqadda Eersatay!+Aqoonyahan xaqiiqda ka hadlay…..

March 26, 2017
Jan 11, 2017: Waa waddaniga keliya ee noqon kara Guddoomiye Baarlamaan... waa sharci yaqaan sameeyay dastuurka, waa rug ...

Toos U Dhageyso:Dood Culus Idaacada BBC-da & Booqashadii Madaxwayne Farmaajo…..

March 26, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa dood ku saabsan booqashadii Madaxweyne Farmaajo ee uu ku tagay Dalka Kenya, ...