XOGTII U DAMBEYSAY: Yaa ugu Cadcad Doorashada Guddoonka BF+Shaqsiga ugu Rajada Fiican….. | warqab
Thursday, February 23rd, 2017
.
output_CjBT9T

XOGTII U DAMBEYSAY: Yaa ugu Cadcad Doorashada Guddoonka BF+Shaqsiga ugu Rajada Fiican…..

Published on January 9, 2017 by   ·   No Comments

Magaalada Muqdisho Waxaa ka Socda Ol Olihii ugu waynaa ee musharixiinta u taagan jagooyinka Guddoonka Baarlamaank, iyadoo maalin qura ay ka harsan tahay Doorashada,gudoonka Baarlamaanka.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 
Musharaxiinta u taagan Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa ugu rajo roon C/rashiid Xiddig oo taageero ka heysta Shariif Xasan Sheekh Aadan, laakiin ay saameyn weyn ku yeelatay khilaafka ka dhex taagan xildhibaanada beelaha Digil iyo Mirifle oo in badan kala bar ay taageereen Jawaari.

 

 

Xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad ayaa noqon doona xil si weyn loogu hardamo, waxaana la filayaa inay ugu rajo fiican yihiin Faarax Sheekh C/qaadir iyo C/weli Muudey, inkastoo Khadiija Maxamed Diiriye aanay dab yar shideynin.

 
Guddoomiye ku xigeenka saddexaad oo ay u tartamayaan 10 xildhibaan ayaa ah jago isku qasan oo xaalkeedu mudgi badan ku jiro, waxaana isku heysta xildhibaano ka soo kal jeeda Beelaha Dir iyo Hawiye.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya oo Hada soo Gaaray Goobta Ay ka dhaceyso Caleema Saarkiisa..

February 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Ayaa Soo gaaray Goobta Ay ka Dhaceyso Xafladiisa Caleema Saarka ...

DEG DEG: Hailemariam Desalegn oo soo gaaray Muqdidsho una gudbay hoolka ay ka socoto …

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ...

DEG DEG: Madaxweyne Uhura Kenyatta oo goordhaw kasoo degay Muqdisho….

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muwdisho kasoo degay Madaxweynaha dowlada Kenya Uhura Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira ...

DEG DEG: Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle oo Muqdisho soo gaaray….

February 22, 2017
Waxaa Goor dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo ka ...

Maxaad kala socotaa Madaxda kasoo qeyb galeysa Caleemo Saarka Farmaajo iyo Wadamada ay ka socdaan? …..

February 22, 2017
Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayo ...