Akhriso; Al Shabaab oo soo Rogtay Amarkii ugu yaabka badnaa abid & Shacabka oo.. | warqab
Monday, April 24th, 2017
.
output_CjBT9T

Akhriso; Al Shabaab oo soo Rogtay Amarkii ugu yaabka badnaa abid & Shacabka oo..

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Ururka Al­ Shabaab ayaa deegaanada ay ka arimo ka mamnuucday Ugaarsiga iyo ka ganacsiga Xayawaanka Duurjoogta.

 

Riix Halkan Oo Dhageyso

Horjoogaha Ururka ugu magacaaban Gobolada Jubbooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka Shabaab ayaa sheegay in Kooxdu ay si cad u mamnuucday ugaarsiga iyo ka ganacsiga Xeywaanaadka.

 

 

Sheekh Maxamed, waxa uu sheegay in hirgalinta amarkaasi uu ka bilaaban doono Gobolada Jubbooyinka, waxa uuna cadeeyay in cidii lagu arkaa jabinta amarkaasi ay la kulmi doonto ciqaab. Waxa uu sheegay dadka Jubbooyinka ku nool in laga doonaayo inay u hogaansamaan amarkaasi, isalmarkaana aysan u gaarsan xayawaanka Duurjoogta ah, sida uu hadalka u dhigay.

 

 

Horjooguhu waxa uu sheegay in faa’iidooyin badan ay leedahay in la dhaqdo Xeywaanaadka duurjoogta, sidaa darteed aysan aqbali doonin in la ugaarsado xeywaanka kala duwan.

 

 

Sidoo kale, waxa uu sheegay goob Xayawaanka duurjoogta ah lagu xanaaneeyo inay ku taallo Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, halkaasi ciidamada Shabaab ay ku ilaaliyaan.

 

 

Go’aanka kasoo baxay Al­shabaab ayaa muujinaaya in Kooxdu ay dooneyso ka ganacsiga Xeywaankaasi, maadaama dadka ugaarsada ay qudhooda ka ganacsadaan.

 

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Gabadh Reer Hargeysa ah oo wacdaro ka dhigtay Muqdisho & Shacabka Muqdisho oo gacanta afka saartay…

April 23, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka Gabadh ka timid Magaalada Hargeysa ee Somaliland oo wacdaro ka dhigtay ...

Daawo: Ciidamo Badan oo Puntland looga dilay Gal-gala & Saraakiisha oo Sharaxay Khasaare Ba’an oo Gaaray….

April 23, 2017
Askar ka Tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, halkaas oo ...

Daawo: Axmed Madoobe oo Al Shabaab u soo bandhigay awoodiisa ciidan….

April 23, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam '(Axmed Madoobe' ayaa booqasho ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ...

Toos U Daawo: Sarkaal Garoowe ku sugan oo shaaciyay arin la qarin waayay+Ceeb weli taagan…

April 23, 2017
Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay mushaar la,aan uu sheegay inay hayso ...

Askargii dilay Osama Bin Laden oo Fashiliyay Qaabkii uu udilay & Sababtii Sawiradiisa aduunka looga qariyay….

April 22, 2017
Maamulkii uu hogaaminayay madaxweynihii Mareykanka Brack Obama ayaa ka dambeeyay in la dilo hogaamiyihii AlQacida Sh Osama Bin ...