Al Shabaab oo fagaare ku toogtay Rag lagu eedeeyey inay isku Galmoodeen+Macayada & Beelaha ay…. | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Al Shabaab oo fagaare ku toogtay Rag lagu eedeeyey inay isku Galmoodeen+Macayada & Beelaha ay….

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Ururka Al Shabaab ayaa Maanta waxaa ay  Fagaaro ku yaala Magaalada Bu’aale ku dileen Seddax Wiil oo dhalinyaro ah kuwaas oo Al Shabaab ay ku soo eedeeyeen Dembiyo Kala Duwan.

 

 

Dhalinyarada Al Shabaab Toogteen ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Isaxaaq Abshirow oo 20 jir ah,Cabdirisaaq Sheekh Cali oo 15 Jir ah kuwaas oo Al Shabaab ay ku eedeeyeen in ciidamadooda ay gacanta ku soo dhigeen iyagoo isku galmoonaya ama Qomuluudnimo.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

Ruuxa Seddaxaad aya shabaab waxaa ay ku sheegeen Magaciisa Siciid Maxamed Cali oo ay ku soo Oogeen dambi ah in uu ahaa Rag ay soo tawabareen Ciidamad Itoobiya islamarkaana Ay ku sheegeen in uu jaajuus u ahaa Itoobiya.

 

 

 

Seddaxda Wiil ee Shabaab ku eedeeyeen Damiyadaas ayaa waxaa xukun kooda ku dhawaaqay Nin shabaab ugu magacaaban Qaadiga guud ee Maxkadda Shabaab ee Jubbooyinka, iyadoona lagu toogtay Fagaaro ay Dadbadan isugu keeneen oo ku yaal Magaalada Bu’aale.

 

 

 

Dadkii ay Al Shabaab ka soo saareen guryahooda oo ay ku amreen in ay daawadaan dilka ayaa qaarkood suuxay “Miiyr daboolmay” kadib markii ay ka naxeen sida Shabaab u dileen Dhalinyarada.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...