Daawo: Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Guulleed oo si adag ula hadlay Xildhibaanada xilka ka qaaday…. | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo: Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Guulleed oo si adag ula hadlay Xildhibaanada xilka ka qaaday….

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Magaalada Muqdisho Warbaahinta kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxwaynaha Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 
Waxay si isku mid ah ugu gacan sayreen Go’aanka kasoo baxay Baarlamaanka Galmudug ee Xilka looga qaaday C/kariim Guuleed, waxayna ku sifeeyeen talaabada ay qaadeen Xildhibaanadu mid Sharci darro ah.

 

 

Madaxda Galmudug ayaa lagu eedaayaa inay inta badan ku sugan yihiin Muqdisho, Iyadoona Taasi ay keentay in iyagoo dalka ka maqan Xildhibaanada Galmudug ay meesha ka tuuraan.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...