DEG DEG: Guulleed oo war kale oo cusub ku dhawaaqay+Akhriso…. | warqab
Friday, January 20th, 2017
.
output_CjBT9T

DEG DEG: Guulleed oo war kale oo cusub ku dhawaaqay+Akhriso….

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Maanta Baarlamaanka Galmudug Kalsoonidii Kala Laabtay ayaa Xaalad Deg Deg ah ku soo ragay Degaanada uu ka arimiyo Maamulkaasi.

 

 

Madaxweynaha ay kalsoonida kala laabteen Xildhibaanadiisa Cabdikariin Xuseen Guuleed Qoraal ka soo baxay Xafiiskiisa ayaa lagu xusay in muddo 90 maalmood ay qaadan doonto Xaaladan Deg Dega ah ee lagu soo rogay Degaanada hoosyimaada Maamulka Galmudug.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo Subxaannallah: Fanaanad Qabrigeeda Masas Ka Soo Baxeen+Dalka ay u dhalatay….

January 20, 2017
Fanaanadiii weyneyd ee Reer Lubnan(Lebanon) ee lagu magacaabi jiray Sabaax ayaa Qabrigeeda waxaa lagu arkay Masas ka soo ...

Toos U Dhageyso: Gudigii loo xilsaaray Kufsigii Gabadhii Goldogob oo Go’aan addag ku dhawaaqay+Beesha ay ka soojeedaan oo laga codsaday….

January 19, 2017
Wararka aan ka helayno Deegaanka Goldogob ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in guddigii Culumada ahaa ee ku jiray ...

Daawo: Soomaali geystay dil & kufsi, sheegtayna inuusan Muslim ahayn oo la Maxkamadaynayo +Soomaalida Yurub oo aqoonsatay…

January 19, 2017
Dacwad-oogayaasha Talyaaniga ayaa soo dhamaystiray Warbixin ka kooban 40-bog oo muujinaysa Tacadiyo uu geystay Nin Somali ah oo ...

Fadeexad+Daawo: Laba Fanaan Soomaali ah oo sidii Dumarka u dagaalamay & Ceebta dhacday….

January 19, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka Laba Fanaan Soomaali ah oo sidii Dumarka isku caynaya iyo ceebta ...

Daawo: Sheekh Umal oo ku dhawaaqay Xukunka Raggii Gabadha ku Kufsaday Galdogob & Shareecadu waxay ka qabto….

January 19, 2017
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay Kufsiga loo Gaysto ...