Gaas oo hal arrin darteeda ugu carooday taliyayaasha hay’adaha amaanka Puntland+Su’aal uu iswaydiiyey oo… | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Gaas oo hal arrin darteeda ugu carooday taliyayaasha hay’adaha amaanka Puntland+Su’aal uu iswaydiiyey oo…

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Hogaamiyaha maamulka Puntland C/wali Gaas ayaa si adag uga hadlay qorsho la’aanta Taliyayaasha iyo Saraakiisha Ciidamada Puntland.

 

C/wali Gaas oo kulan saacado badan qaatay la yeeshay Taliyayaasha iyo Saraakiisha maamulka ayaa ka dalbaday in war cad looga keeno dhaqdhaqaaq la’aanta ciidamada Puntland, gaar ahaan Deegaanka Qandala.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

C/wali Gaas, ayaa Taliyayaasha iyo Saraakiish ku canaantay in muddo kooban gudaheeda Daacishta Soomaaliya looga saaro deegaanada ay wali uga sugan yihiin Qandala.

 

 

C/wali Gaas, ayaa markii uu gaaray Deegaanka Qandala loo kala saaray deegaanada ay ciidamada maamulka gacanta ku hayaan iyo qeybaha ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Daacishta Somalia.

 

C/wali Gaas waxa uu tilmaamay in Taliyayaasha looga baahnaa in mar qura ay Daacishta ka saaran dhammaan goobaha ay heystaan ka hor inta aysan ku dul hubeysan.

 

 

Gaas, waxa uu Taliyayaasha ku amray inay soo diyaariyaan qorsho suuragalinkara in Daacishta Soomaaliya looga saaro qeybaha danbe oo ay uga harsan yihiin Qandala.

 

 

Dhinaca kale, Amarka Gaas ayaa imaanaya xili dhawaan Daacishta Soomaaliya ay la wareegen Magaalada Qandala, balse iminka dib looga saaray dhowr deegaan oo hadda ay heystaan ciidamada maamulka.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...