Muuqaal Xiiso leh: Xaalada Soomaaliya ay Gashay, Wada-hadalkii Khaatumo iyo S/land, Arimaha P/land, Jubbaland, Hir-shabeelle & Galmudug…. | warqab
Friday, January 20th, 2017
.
output_CjBT9T

Muuqaal Xiiso leh: Xaalada Soomaaliya ay Gashay, Wada-hadalkii Khaatumo iyo S/land, Arimaha P/land, Jubbaland, Hir-shabeelle & Galmudug….

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kor ka Xaaadis ee kabaxa Waaberi TV oo lagu soo bandhigay Qodobo kala duwan oo Xiiso leh, waxaana ugu horayn Diirada lagu saaray Arimaha doorashada, waxyaabaha ka socda Muqdisho, Xildhibaanada iyo Laaluuushkii Xad dhaafka ahaa ee lagu soo baxay.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 
Barnaamijka ayaa waxaa sidoo kale Diirada lagu saaray “Xaalada Cusub ee Soomaaliya gashay, Maamulka Jubbalande Xagee ku sugan yahay, Qabyaalada Haraysay maamulka Somaliland, Maamulka Puntland xagee ku danbeeyay, Wada-hadalkii dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland, iyo Arimo la xiriira Hir-shabeele, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo Subxaannallah: Fanaanad Qabrigeeda Masas Ka Soo Baxeen+Dalka ay u dhalatay….

January 20, 2017
Fanaanadiii weyneyd ee Reer Lubnan(Lebanon) ee lagu magacaabi jiray Sabaax ayaa Qabrigeeda waxaa lagu arkay Masas ka soo ...

Toos U Dhageyso: Gudigii loo xilsaaray Kufsigii Gabadhii Goldogob oo Go’aan addag ku dhawaaqay+Beesha ay ka soojeedaan oo laga codsaday….

January 19, 2017
Wararka aan ka helayno Deegaanka Goldogob ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in guddigii Culumada ahaa ee ku jiray ...

Daawo: Soomaali geystay dil & kufsi, sheegtayna inuusan Muslim ahayn oo la Maxkamadaynayo +Soomaalida Yurub oo aqoonsatay…

January 19, 2017
Dacwad-oogayaasha Talyaaniga ayaa soo dhamaystiray Warbixin ka kooban 40-bog oo muujinaysa Tacadiyo uu geystay Nin Somali ah oo ...

Fadeexad+Daawo: Laba Fanaan Soomaali ah oo sidii Dumarka u dagaalamay & Ceebta dhacday….

January 19, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka Laba Fanaan Soomaali ah oo sidii Dumarka isku caynaya iyo ceebta ...

Daawo: Sheekh Umal oo ku dhawaaqay Xukunka Raggii Gabadha ku Kufsaday Galdogob & Shareecadu waxay ka qabto….

January 19, 2017
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay Kufsiga loo Gaysto ...