M/weyne Xasan Sheekh oo war deg deg ah ka soo saaray Xaalada Galmudug… | warqab
Monday, April 24th, 2017
.
output_CjBT9T

M/weyne Xasan Sheekh oo war deg deg ah ka soo saaray Xaalada Galmudug…

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada uu jiro.

 

 

Madaxweynaha ayaa sheegay inaan xiligaan la aqbali karin khalalaase siyaasadeed ee u dhaxayeeya Xildhibanaada iyo Madaxda dowlad Gobolleedka Galmudug , iyada oo la ilaalinayo ,Habraaca Baarlamaanka Galmudug islamaraana la dhowro fasaxii uu ku jiray Baarlamaanka Galmudug iyo Dastuurka Galmudug.

 

 

54 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa kalsoonida kala laabtay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed, kaddib mooshin ay ka soo gudbiyeen.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha ku baaqay in la tixgeliyo daruufaha gaarka ah ee ka jira deegaanada Galmudug, sida abaaraha iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Gabadh Reer Hargeysa ah oo wacdaro ka dhigtay Muqdisho & Shacabka Muqdisho oo gacanta afka saartay…

April 23, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka Gabadh ka timid Magaalada Hargeysa ee Somaliland oo wacdaro ka dhigtay ...

Daawo: Ciidamo Badan oo Puntland looga dilay Gal-gala & Saraakiisha oo Sharaxay Khasaare Ba’an oo Gaaray….

April 23, 2017
Askar ka Tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, halkaas oo ...

Daawo: Axmed Madoobe oo Al Shabaab u soo bandhigay awoodiisa ciidan….

April 23, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam '(Axmed Madoobe' ayaa booqasho ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ...

Toos U Daawo: Sarkaal Garoowe ku sugan oo shaaciyay arin la qarin waayay+Ceeb weli taagan…

April 23, 2017
Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay mushaar la,aan uu sheegay inay hayso ...

Askargii dilay Osama Bin Laden oo Fashiliyay Qaabkii uu udilay & Sababtii Sawiradiisa aduunka looga qariyay….

April 22, 2017
Maamulkii uu hogaaminayay madaxweynihii Mareykanka Brack Obama ayaa ka dambeeyay in la dilo hogaamiyihii AlQacida Sh Osama Bin ...