Wararkii u danbeeyay Diyaar garowga doorashada & Magaalada Muqdisho…. | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Wararkii u danbeeyay Diyaar garowga doorashada & Magaalada Muqdisho….

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Magaalada Muqdisho laga dareemayaa diyaar garowga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan ilaa afar musharax.

 

 

Sida guddiga qaban qaabada doorashada ay shaaciyeen waxaa maalinta beri ah la filayaa in Magaalada Muqdisho lagu qabtaa doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

 

 

Waxaa Magaalada lagu daadiyay ciidamo badan oo booliska Soomaaliyeed ka tirsan, kuwaasi oo xaqiijinaya amaanka Muqdisho.

 

 

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ah midda ugu adag ee go’aamin doonta cidda noqoneysa Madaxweynaha Soomaaliya, maadaama musharixiin la kala wato ku tartamayaan xilkaasi.

 

 

Waxaana tartanka ugu adag uu u dhaxeyn doonaa haddii wareega ugu dambeeya ay isla yimaadaan C/rashiid Maxamed Xidig iyo Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

 

 

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay dhankooda isku soo diyaariyaan doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...