Daawo: Musharixiintii ugu Badnaa oo Muqdisho ku shiray, Farmaajo oo afka furtay…. | warqab
Tuesday, March 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo: Musharixiintii ugu Badnaa oo Muqdisho ku shiray, Farmaajo oo afka furtay….

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Mushariixinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 
Maxamed C/laahi Farmaajo oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Madaxwayne Xasan sheekh uu hareer maray Howlihii uu balan qaaday, Wuxuuna sheegay in Hantidii Dawlada loo adeegsanayo Doorashada, iyadoo Ciidankii iyo Shaqaalihii Dawladu aysan Mushahar qaadan.

 

 

Cali Maxamed Geedi oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Fashil xoogan ay Soomaaliya Food saartay Afartii sano ee lasoo dhaafay, Wuxuuna Ummada Soomaaliyeed ugu baaqay inayna Hantidooda iska gelin Goobaha dadwaynaha ee laga iibiyey.

 

 

Ugu Danbayntii Waxay soo saareen Go’aano ka kooban Kulamadii u socday Mushariixin gaadhaya 18 oo la baxay Isbadal doonka Soomaaliya.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

DEG DEG:Labo sarkaal oo katirsanaa ciidanka Puntland oo dhintay & dhaawaca mid kale kadib markii..

March 27, 2017
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in shil Gaari oo ...

Toos U Daawo: Muuqaal lagu fashilay sir u qarsooneed Prof. Jawaari+Video caro weyn dhaliyay….

March 27, 2017
Riwaayad gaaban oo ka hadleysa go’aanka Guddoomiyaha Baarlamaanka fFderaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay ...

DEG DEG: Fanaaniinta Xiddigaha Gees oo Gaari Shil la galay & Siday wax u dhaceen+Khasaare…

March 27, 2017
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Duleedka Tuulada Abaarso oo 15-KM dhinaca Galbeed ka xigta Magaalada Hargeysa, ...

Warbixin Xiiso Leh: Waddaniyaddii Warqadda Eersatay!+Aqoonyahan xaqiiqda ka hadlay…..

March 26, 2017
Jan 11, 2017: Waa waddaniga keliya ee noqon kara Guddoomiye Baarlamaan... waa sharci yaqaan sameeyay dastuurka, waa rug ...

Toos U Dhageyso:Dood Culus Idaacada BBC-da & Booqashadii Madaxwayne Farmaajo…..

March 26, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa dood ku saabsan booqashadii Madaxweyne Farmaajo ee uu ku tagay Dalka Kenya, ...