Daawo Siyaasi Cabdi Waranjaan“Hadii aan Noqon lahaa C/wali Gaas, Walaahay waan is Casili lahaa”+War culus…. | warqab
Thursday, February 23rd, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo Siyaasi Cabdi Waranjaan“Hadii aan Noqon lahaa C/wali Gaas, Walaahay waan is Casili lahaa”+War culus….

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Siyaasi Cabdi Waranjaan oo Xildhibana horey uga soo noqday Dawlada Soomaaliya, ayaa eedayn usoo Jeediyey Madaxwaynaha Puntland, Isagoo ku sifeeyay Madaxwaynihii ugu Waxqabadka Xumaa ee soo mara Maamulka Puntland, Wuxuuna sheegay inay Ceeb ku tahay inuu meesha sii Fadhiyo, Isagoo baal maray wixii uu doorashada ku Maray.

 

 

Riix Haalkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 
“Hadii aan Noqon lahaa C/wali, Walaahay waan is Casili lahaa, Laakiin waa in Damiirku ku Siiyaa, Xataa inaad Khaldan tahay, Dhinac kasta oo la Fiiriyo wuu ku guuldaraystay, Waana Hogaamiyihii ugu Tayada Xumaa Puntland.” Ayuu yiri.

 

 

Sidoo kale wuxuu sheegay inuu si Khaldan ay uga qayb galeen Cabdiwali gaas iyo C/kariim Guuleed Taageerada Xasan sheekh, oo isbahaysi ay la Samaysteen, Wuxuuna soo dhoweeyay Talaabada ay Baarlamaanka Galmudug ka qaadeen Guuleed, Isagoo sheegay in kuwa Puntland ka fiican yihiin.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya oo Hada soo Gaaray Goobta Ay ka dhaceyso Caleema Saarkiisa..

February 22, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Ayaa Soo gaaray Goobta Ay ka Dhaceyso Xafladiisa Caleema Saarka ...

DEG DEG: Hailemariam Desalegn oo soo gaaray Muqdidsho una gudbay hoolka ay ka socoto …

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ...

DEG DEG: Madaxweyne Uhura Kenyatta oo goordhaw kasoo degay Muqdisho….

February 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muwdisho kasoo degay Madaxweynaha dowlada Kenya Uhura Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira ...

DEG DEG: Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle oo Muqdisho soo gaaray….

February 22, 2017
Waxaa Goor dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo ka ...

Maxaad kala socotaa Madaxda kasoo qeyb galeysa Caleemo Saarka Farmaajo iyo Wadamada ay ka socdaan? …..

February 22, 2017
Waxaa saacadaha soo aadan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayo ...