DEG DEG: Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw bilaabatay…. | warqab
Friday, January 20th, 2017
.
output_CjBT9T

DEG DEG: Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw bilaabatay….

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa daqiiqado yar kahor Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamaya afar Musaharax.

 

 
Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya 248-xildhibaan waxaana kulankan Shir gudoominaya Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo ah Shir gudoonka KMG ee Baarlamaanka.

 

 

Doorashada Goordhaw bilaabatay waxaa ku tartamaya Idiris Aadan Dhakhtar, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, Prof. Max’ed Cismaan Jawaari oo xilkan difaacanaya iyo C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey).

 

 
Waxaa aad u adag in la saadaaliyo cida ku guuleesan doonta Doorashada goorshaw ka bilaabatay Xarunta golaha shacabka, waxaana ugu cad cad doorashadan lagana yaabo in midkood kusoo baxo Xildhibaan Jawaari iyo Xildhibaan Xidig.

 

 

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco wararkeena xiga in’sha Allah

 

 

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo Subxaannallah: Fanaanad Qabrigeeda Masas Ka Soo Baxeen+Dalka ay u dhalatay….

January 20, 2017
Fanaanadiii weyneyd ee Reer Lubnan(Lebanon) ee lagu magacaabi jiray Sabaax ayaa Qabrigeeda waxaa lagu arkay Masas ka soo ...

Toos U Dhageyso: Gudigii loo xilsaaray Kufsigii Gabadhii Goldogob oo Go’aan addag ku dhawaaqay+Beesha ay ka soojeedaan oo laga codsaday….

January 19, 2017
Wararka aan ka helayno Deegaanka Goldogob ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in guddigii Culumada ahaa ee ku jiray ...

Daawo: Soomaali geystay dil & kufsi, sheegtayna inuusan Muslim ahayn oo la Maxkamadaynayo +Soomaalida Yurub oo aqoonsatay…

January 19, 2017
Dacwad-oogayaasha Talyaaniga ayaa soo dhamaystiray Warbixin ka kooban 40-bog oo muujinaysa Tacadiyo uu geystay Nin Somali ah oo ...

Fadeexad+Daawo: Laba Fanaan Soomaali ah oo sidii Dumarka u dagaalamay & Ceebta dhacday….

January 19, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka Laba Fanaan Soomaali ah oo sidii Dumarka isku caynaya iyo ceebta ...

Daawo: Sheekh Umal oo ku dhawaaqay Xukunka Raggii Gabadha ku Kufsaday Galdogob & Shareecadu waxay ka qabto….

January 19, 2017
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay Kufsiga loo Gaysto ...