DEG DEG:Wareega Kowaad Ee doorashada Yaa Ku horeeya?+Toos…. | warqab
Monday, April 24th, 2017
.
output_CjBT9T

DEG DEG:Wareega Kowaad Ee doorashada Yaa Ku horeeya?+Toos….

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Waxa Gaba Gabo ku dhow Wareega Kowaad Ee Cadaynta Doorashada Gudoomiayaha Barlamaanka Soomaaliya Waxana Ku tartamaya Ilaa Afar Xildhibaan,Hada Waxa Gaba Gabo ku dhow Wareega Kowaad Ee  cadaynta Waxana Loo galayaa Tirinta Codadka.

 

Riix Halkan Oo Toos U Daawo Doorashada

 

 

Hadii Musharaxa Ugu horeeya uu helo ilaa 37 Xubanaha Barlamaanka waxa Uu noqnaya Guddoomiyaha Barlamaanka wareeg kalana Looma Gudbayo lakiin waxa Hadoo Kale isku Soo Haraya Labada musharax ee ugu codad badan.

 

 
Sida hada ka muuqanaysa codaynta lama ogaan karo shaqsiga ku horeeya laakiin tirinta codadka ayaa hada bilaamanaysa oo laga ogaanaya Shaqsiga ugu horeeya toos u socota.

 

 
Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena soo socda in’sha Allah

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Gabadh Reer Hargeysa ah oo wacdaro ka dhigtay Muqdisho & Shacabka Muqdisho oo gacanta afka saartay…

April 23, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaalka Gabadh ka timid Magaalada Hargeysa ee Somaliland oo wacdaro ka dhigtay ...

Daawo: Ciidamo Badan oo Puntland looga dilay Gal-gala & Saraakiisha oo Sharaxay Khasaare Ba’an oo Gaaray….

April 23, 2017
Askar ka Tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, halkaas oo ...

Daawo: Axmed Madoobe oo Al Shabaab u soo bandhigay awoodiisa ciidan….

April 23, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam '(Axmed Madoobe' ayaa booqasho ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ...

Toos U Daawo: Sarkaal Garoowe ku sugan oo shaaciyay arin la qarin waayay+Ceeb weli taagan…

April 23, 2017
Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay mushaar la,aan uu sheegay inay hayso ...

Askargii dilay Osama Bin Laden oo Fashiliyay Qaabkii uu udilay & Sababtii Sawiradiisa aduunka looga qariyay….

April 22, 2017
Maamulkii uu hogaaminayay madaxweynihii Mareykanka Brack Obama ayaa ka dambeeyay in la dilo hogaamiyihii AlQacida Sh Osama Bin ...