XOG DEG DEG: Musharax Caan ah oo ka baxaya Tartanka Guddomiyaha BF, Magaciisa & Beesha uu….. | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

XOG DEG DEG: Musharax Caan ah oo ka baxaya Tartanka Guddomiyaha BF, Magaciisa & Beesha uu…..

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

War Deg deg ah ayaa sheegaya in Musharaxa gudoomiyaha Barlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”uu ku howlan yahay inuu iska casilo musharaxnimadiisa.

 

 

Riix Halkan Oo Toos U Daawo

 

 

Wariyaha Shabakada Wararka Warqab.com ujooga xarunta doorashada ayaa sheegaya inuu Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” qaban qaabinayo shir uu qabanayo goordhow isla markaana uu ku shaacin doono inuu iscasilo.

 

 

Sababaha ugu weyn ee uu isku casilayo ayaa lasoo sheegayaa iney tahay kadib cadaadis xoogan oo kaga yimid beesha uu kasoo jeedo.

 

 

Sidoo kale Jawaari ayaa la fahansan yahay inuu lumiyay isbahaysigii uu kula jiray xildhibaanada beelaha Hawiye, Raxanweyn iyo Daarood, kuwaas oo ku taageerayay xilkaan.

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...