War Culus: Madaxweyne Farmaajo Oo Qorshe Aan Horey Loo Arag Loona Maqal La Damacsan Dowladda Kenya+Waraaq cadeyn ah oo…. | warqab
Tuesday, March 28th, 2017
.
output_CjBT9T

War Culus: Madaxweyne Farmaajo Oo Qorshe Aan Horey Loo Arag Loona Maqal La Damacsan Dowladda Kenya+Waraaq cadeyn ah oo….

Published on March 19, 2017 by   ·   1 Comment

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo aad uga carreysan booqashadii ammar la’aanta ahayd ee Uhuru Kenyatta ku yimid Soomaaliya, ayaa hadda doonaya inuu dhulka la jaro dowladda Kenya.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo

 
Farmaajo oo hadda u arkay Kenya iney tahay mid aan ixtiraameyn dowladdiisa ayaa doonaya inuu u jaro xiriirka diplomaasi ee kala dhaxeeya dowladdaasi.

 

 
Waxaa suuragal ah in shaqooyin badan oo DFS kala dhaxeeyay dowladda Kenya in la joojiyo, waxaana sidoo kale macquul ah in shaqadii safaaradda Soomaaliya ee Kenya isbedal lagu sameeyo.

 

 
Farmaajo ayaa doonaya inuu Kenyatta ku canaanto ammar la’aantii uu dalka yimid, waxaana Kenyatta uu arrimahan oo dhan uga badbaadi karaa isaga oo warbaahinta ka hadla, raaligelin bixiya, sidoo kalena warqad raaligelin ah usoo dira madaxweyne Farmaajo.

 

Riix Halkan Oo Akhriso War Xasaasi Ah

 
Dowladaha deriska oo markii horeba ciidamadooda dalka iska soo geli jireen bilaa ammar, ayaa hadda waxaa kusoo darsoomay in madaxdiina ay ammar la’aan dalka yimaadaan.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Sanka says:

    Farmajoyow qursi hayelin



wararkii hore

DEG DEG:Labo sarkaal oo katirsanaa ciidanka Puntland oo dhintay & dhaawaca mid kale kadib markii..

March 27, 2017
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in shil Gaari oo ...

Toos U Daawo: Muuqaal lagu fashilay sir u qarsooneed Prof. Jawaari+Video caro weyn dhaliyay….

March 27, 2017
Riwaayad gaaban oo ka hadleysa go’aanka Guddoomiyaha Baarlamaanka fFderaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ee is hortaaga kalsooni ay ...

DEG DEG: Fanaaniinta Xiddigaha Gees oo Gaari Shil la galay & Siday wax u dhaceen+Khasaare…

March 27, 2017
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Duleedka Tuulada Abaarso oo 15-KM dhinaca Galbeed ka xigta Magaalada Hargeysa, ...

Warbixin Xiiso Leh: Waddaniyaddii Warqadda Eersatay!+Aqoonyahan xaqiiqda ka hadlay…..

March 26, 2017
Jan 11, 2017: Waa waddaniga keliya ee noqon kara Guddoomiye Baarlamaan... waa sharci yaqaan sameeyay dastuurka, waa rug ...

Toos U Dhageyso:Dood Culus Idaacada BBC-da & Booqashadii Madaxwayne Farmaajo…..

March 26, 2017
Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa dood ku saabsan booqashadii Madaxweyne Farmaajo ee uu ku tagay Dalka Kenya, ...