Xog Hada Naga Soo Gaartay Villa Somaliya, R/wasaare Kheyre Oo Ku Dhawaaqaya 30-Wasiir, Magacyadooda & Beelahooda+Siyaasadii Arbacleyda Oo LaBadelay… | warqab
Sunday, May 28th, 2017
.
output_CjBT9T

Xog Hada Naga Soo Gaartay Villa Somaliya, R/wasaare Kheyre Oo Ku Dhawaaqaya 30-Wasiir, Magacyadooda & Beelahooda+Siyaasadii Arbacleyda Oo LaBadelay…

Published on March 20, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa saacad kastaa la sugayaa in xafiiska Ra’iisal wasaaraha looga dhawaaqo Golaha xukuumada cusub taas oo dad badan ay ka dhur sugayaan cida kusoo bixi doonta magacaabista Golaha wasiirada oo siyaasiyiin badan u wada ordayaan.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Xog Buuxda

 

 

Waxaana saacadihii ugu dambeeyey soo baxayey liisas kala duwan oo ay ku qoran yihiin magacyada shakhsiyaad la filayo in ay ka soo dhex muuqdaan xubnaha Golaha la soo magacaabayo, iyadoo xafiiska Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre uu yahay xiligani mid aad u mashquul ah.

 

 
Dowladda Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ah mid inta badan mas’uuliyiinteeda la soo magacaabay maalinta Arbacadda ah taasi oo aan la ogeyn waxa uu Madaxweyne Farmaajo u door biday balse taa hada labadeley.

 

 

Beesha Hawiye

1. Wasiirka Ganacsiga Cabdulqadir Cosoble Cali ( Hawiye/Abgaal )
2. Wasiirka Qorsheynta Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Awsaciid (Hawiye/ Xawadle )
3. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/xakiin Macallin Axmed ( Hawiye/Habargidir, Ceyr )
4. Wsiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Eng C/qaadir (Hawiye/Gaaljecel)
5. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khaliif Cabdi Cumar ( Hawiye/Gugundhabe)
6. Wasiirka Amniga Gudaha C/raxmaan Dheere (Hawiye/Shiikhaal Qudub)

Beesha Daarod

1. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Yuusuf Daahir Kaadir (Daarood/Dishiishe)
2. Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Maxamed Jaamac Mursal ( Daarood/Ogaden)
3. Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Dr Cabdiraxman Maxamed Cabdi Xaashi (Daarood/Dhulbahante)
4. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Daarood/Leelkase )
5. Wasiirka Warfaafinta ‘Magaciisa lama hayo’ (Daarood/Majeerteen)
6. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diiinta C/raxmaan Cabdulle (Daarood/Awrtable)

Beesha Dir

1. Wasiirka Deegaanka & Maareynta Aafooyinka Maxamuud cabdi Xayir Maareeye ( Dir/Isaaq)
2. Wasiirka Gaashaandhigga Saalax Axmed Jaamac ( Dir/Isaaq)
3. Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle ( Dir/Godo-Biirse)
4. Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare Drs Deeqo Yaasiin( Dir , Surre)
5. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal)
6. Wasiirka Biyaha iyo Korontada Maxamed Cali Xagaa (Dir Ciise)

Beesha Digil & Mirifle

1. Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Xasan Maxamuud Xaaji Cali (Digil,Garre/Tuuf)
2. Wasiirka Caafimaadka Maxamed xaaji C/nuur Madeer ( Mirifle, Hadame/Gaaljeel)
3. Wasiirka Hub ka dhigista iyo Dhaqancelinta Cabaas Siraaj (Mirifle, Hubeer)
4. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda C/casiis Maxamed Laftagareen(Mirifle, Hariin/Idimoole)
5. Wasiirka Beeeraha C/xakiin Xaaji Faqi ( Digil / Dabare)
6. Wasiirka Dastuurka Cali Siciid Fiqi ( Digil / Tunni )

Beesha Shanaad

1. Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda C/rashiid Siraaji ( Kulmis Reer Aw-Xasan )
2. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
3. Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)
4. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib Udhiska C/rashiid Maxamed (Banaadiri)
5. Wasiirka Waxbarasha Maryan Qaasim (Kulmis Asharaaf)
6. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Maryan Aweys ( Jareerweyne).

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Daawo: Feysal waraabe Oo Hadal Ay La Yaabeen Reer Somaliland Meel Fagaara Ah Ka Jeediyay+Siilaanyo Oo Ka Carooday….

May 26, 2017
Faysal Cali waraabe oo ka mid ah hogaamiyaasha mucaaradka Somaliland ayaa Beesha Axmed Siilaanyo Kasoo jeedo wuxuu ka ...

Dowladda oo ku dhawaaqday Go’aan ka farxiyay Shaqaalaha dowladda & Bisha Ramadaan oo..

May 26, 2017
Wasaaradda Owqaaftay iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqday in caawa Ramadaan uu ...

Daawo Muuqaalka: Madaxwayne Farmaajo oo Shacabka u diray Hanbalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan…

May 26, 2017

Daawo Sawiradda: Booliska Soomaaliya oo markii ugu horeysay loogu deeqay dayuurado Drones ah….

May 26, 2017
Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore ...

Daawo: Xiisad ka dhex taagan Puntland & Somaliland oo la qarin waayay+Sir 20-sano qarsooneed oo banaanka la soo dhigay….

May 26, 2017
Waxaa waayadanba hadalo kul kulul is weydaarsanayay Madaxda Maamulada Puntland iyo Somaliland kuwaasi  oo laga cabsi qabo in ...