Daawo Muuqaalka: Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay hadal farxad galiyay Reer Caabudwaaq… | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo Muuqaalka: Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay hadal farxad galiyay Reer Caabudwaaq…

Published on June 5, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf   iyo wafdi uu hoggaaminayay  ayaa gaaray degmada Caabudwaaq Gobolka Galgaduud, halkaasii lagu soo dhoweeyay, waxaa socdaalkooda la sheegay inuu la xiriiro, sidii ay ugu kuur geli lahaayeen xaalada degmada o dhowr jeer ay dagaalo ku dhex mareen maleeshiyo beeleedyo.

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 

Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kulan la qaatay,  iyagoo kala hadlay arrimaha nabadgelyada iyo sidii loo qaboojin lahaa xiisadaha ka taagan degmada.

 

 

Waxaa uu isku dayayaa sidii odayaasha kaaba qabiilada deegaanka kala hadlo sidii nabadgelyada looga shaqeyn lahaa, isla markaana maamulkiisa doonayo inuu dib u heshiisiin dhex dhigo.

 

 

Waa socdaalkii u horeeyay ee Madaxweynaha Galmudug ugu ambabaxo deegaanada maamulkiisa, tan iyo markii dhowaan xilka loo caleema saaray, wuxuuna sheegay inuu Caabudwaaq dhowaan keeni doono Madaxwayne Farmaajo.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...