Daawo Yaabkan: Nin Wadaad ah oo Dhacdo La yaab leh ku sameeyay Gabadh-yar & Shacabka Muqdisho oo… | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo Yaabkan: Nin Wadaad ah oo Dhacdo La yaab leh ku sameeyay Gabadh-yar & Shacabka Muqdisho oo…

Published on June 5, 2017 by   ·   No Comments

Ciidamada booliska ee degmada Yaaqshiid ee Gobolka ayaa Banaadir gacanta ku soo dhigay wadaad lasheegay in Uureeyay Gabar yar oo qoyskeeda ugu geeyeen Qur’aan saaris.

 

 

Gabadhan yar ayaa lasheegay in xanuunsaneyd waxaana qoyskeeda ugeeyeen wadaadkan waxaana lasheegayaa in si qaldan u isticmaalay gabadhaan yar.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 

Hadaba, booliska ayaa sheegay in ninkan oo diidan ubadkan uu haatan ku jiro gacanta booliska maxkamadna lasoo taagi doono.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...