DEG DEG+DAAWO: Al Shabaab oo soo bandhigtay qaabkii uu dhacay Dagaalkii lagu xasuuqay Ciidamada Puntland+Wararkii ugu dambeeyay…. | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

DEG DEG+DAAWO: Al Shabaab oo soo bandhigtay qaabkii uu dhacay Dagaalkii lagu xasuuqay Ciidamada Puntland+Wararkii ugu dambeeyay….

Published on June 8, 2017 by   ·   No Comments

Dagaalyahano  Al Shabaab ayaa maanta weerar culus ku qaaday Saldhig ay ciidamada maamulka Puntland ku lahaayen deegaanka Af-urur oo dhanka koonfur Galbeed kaga beegan Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 

Ciidankan weerarka ku furtay Qaraxyo ayaa weerar xoogan kula wareegay saldhig ciidamada Maamulka Puntland ee deeganka Af-urur, Al Shabaab  ayaa ku faantay in weerarka ay ku dileen Saraakiil kabadan 20 kuwaa oo xilal kala duwan ka hayay taliska ciidamada maamulka iyo 41 Askari oo Puntland ka tirsan siday  hadalka u dhigeen.

 

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...