Daawo: C/wali Gaaska Puntland oo isagoo ilmeynaya ka hadlay weerarkii lagu laayay Ciidamadiisa+Muuqaal murugo leh…. | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo: C/wali Gaaska Puntland oo isagoo ilmeynaya ka hadlay weerarkii lagu laayay Ciidamadiisa+Muuqaal murugo leh….

Published on June 9, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed (Gaas) ayaa ka hadlay Dagaalkii shalay Shabaab ay ku qaadeen Tuulada Af-urur iyo xerada Ciidamada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin Duleedka Magaalada Boosaaso.

 

 

Gaas ayaa bogaadiyay ciidamada Puntland ee sameeyay falka geesinimada leh, wuxuuna tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen Ciidamada Degaanada Puntland.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo C/wali Gaas

 

 

Madaxweyne Gaas ayaa dadweynaha maamulka Puntland ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan dagaal adag oo ka dhan ah, ururka Al-shabaab.

 

 

Wuxuu sheegay Gaas shalay in uu magacaabay guddi wasiiro ah oo soo qiimeeya dhibta dhacday, kana qeyb qaata gurmadka dadka dhaawaca ah iyo dadkii waxyeeladu ka soo gaartay dhacdadaasi.

 

 

Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka ayuu ugu baaqay inay Puntland ka taageeraan dagaalka adag ee ay kula jirto ururka Al-shabaab.

 

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...