Dhageyso: Xildhibaano horey ugu soo horjeeda Xukuumadda oo hada cod dheer ku taageeray+Maxaa isbadelay?… | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

Dhageyso: Xildhibaano horey ugu soo horjeeda Xukuumadda oo hada cod dheer ku taageeray+Maxaa isbadelay?…

Published on June 11, 2017 by   ·   No Comments

Xildhibaano gaaraya 73 xubnood oo la magac baxay Golaha Badbaadada Qaranka ayaa shir Jaraa’id oo ay qabteen si weyn ugu taageeray waxqabadka Dawladda Fedaraalka ah.

 

 

Waxaa xildhibaanadaan ay sheegeen in Dawladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ay hurumar la taaban karo ka samaysay arimaha ay ka midka yihiin, Aminga, Kobaca dhaqaalaha iyo arimo kale oo badan.

 

Riix Halkan Oo Dhageyso

 

 

Dhinaca kale waxaa Xildhibaanadani ay kasoo hor jeesteen xildhibaanadii magaalada Nairobi ee la baxay Madasha hor u socod.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...