DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay… | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

Published on June 12, 2017 by   ·   2 Comments

Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.

 

 

Warbaahinta ayaa hore waxaa loogu sameeyey Af Qabasho kuwooda ugu codka dheer ee Bulshada dhageysatana Lacago ay Dawlada Meel usaartay.

 

 

Riix Halkan Oo Dhageyso

 

 

Taasi waxey keentay in Maxmiyad oo kale la geliyey Dadka Xamar ku dhaqan oo Dhagaha laga daboolay si aysan umaqlin Mucaaradnimada Dawlada Farmaajo.

 

 

Kulankaasi oo qaar ka mid ah Beelaha Hawiye ay yeesheen waxa laga soo saaray in aysan marna ogolaan doonin in Lagu Takri falo Awooda Beelahaasi.

 

 

Si kulul ayey uga soo horjeesteen Hubka dhigista Xamar laga wado oo ay ku sheegeen mid aan loo simaneyn.

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Bulsho says:

    Asc waa ilahay mahaddii inaan maanta lags kaaftoomay kaaba qabiil iyo malayshinimo dadkii LA oran jiray wey tashatay looms baahna oday daadiya dhiiga muslimka ee uu kuqabaysan jiray dhor iyo labaatankii Sano ee allow dhaafi dadka iyo dadka intuusan iskudilin dadka wada dhashay

  2. Atoore says:

    ASC.
    Muuse Suudi Yalaxoow ma loo sheegay in uu wakhtigu kala duwan yahay kii 1991-kii iyo kan hadda 2017?Markale Muuse ma loo sheegay in ay soomaali ka soo daashay dagaalo sokeeye iyo QAM-QAMLE ku ugaarta magac qabiil?Mar saddexaad maxaad Muuse ugu sheegi weydeen in aysan gobalada kale ka jirin mashaakilada ka Jira xamar?/Marka afraad war u sheega Muuse haddii ay xamar yeelato maamul gobaleed waxay waayi doontaa casimada wadanka.



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...