Sawirro+Daawo: Maxaad Ka Taqaanaa Qaabka ay Ciidamada Xasilinta u sameeyaan Howlgaladda Muqdisho…. | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

Sawirro+Daawo: Maxaad Ka Taqaanaa Qaabka ay Ciidamada Xasilinta u sameeyaan Howlgaladda Muqdisho….

Published on June 12, 2017 by   ·   No Comments

Ciidamada xasilinta amniga Muqdisho ayaa weli waxa ay howlgallo aan kala joogsi laheyn ka wadaan Guud ahaan degmooyinka Gobolkaan Banaadir kaas oo lagu xaqiijinayo dhanka amniga.

 

 

Riix Halkan Oo Toos U Daawo

 

Wadooyinka waaweyn ee ku yaalla Magaalada muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamada oo baaraya dadka iyo Gaadiidka,islamarkaana si taxadar ah oo wanaagsan dadka ula dhaqmaya.

 

 

 

Sidoo kale ciidamada ayaa waxa ay howlgallo ka sameeyaan Xaafadaha degmooyinka Gobolkaan Banaadir,iyadoo mararka qaar baara guryaha ay uga shakiyaan in ay ku jiraan dad wada falal lidi ku ah dhanka amniga,iyagoo sidoo kale wada qorsho hubka looga dhigayo kuwa Gaadiidka dagaalka iyo hubka Waaweyn dadka ku argagax gelinaya.

 

 

Tan iyo markii uu bilaawday howlgalka xasilinta amniga muqdisho ayaa Shacabka waxa ay dareemeen amni la isku haleen karo,iyadoo ay yaraadeen qaraxyadii ka dhici jiray gudaha Magaalada Muqdisho iyo dilalkii faraha badnaa.

 

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...