Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey …. | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

Published on June 13, 2017 by   ·   No Comments

Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay in madaxweyne Trump uu shaqadiisii ka eryey ka dib markii uu ka qaban telefoon madaxweynuhu uu wakhtiyo kala duwan kula soo xiriiray.

 

 

Isagoo la hadlayey warbaahinta ABC News ayuu Preet Bharara sheegay inuu dareemay in talefannadii Trump ay ka soo tallaabeen xayndaabkii caadiga ahaa ee u dhaxeeyay masuuliyiinta sare iyo dambi baareyaasha madaxa bannaan.

 

 

Bharara ayaa sheegay in shaqada laga eryay ka dib markii uu diiday inuu markii saddexaad inuu taleefan ka qabto Madaxweynaha, iyadoo aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanku uusan jawaabin eedayntaas.

 

 

Bharara oo uu magacaabay madaxweyne Obama ayaa sheegay inay u muuqatay in madaxweyne Trump uu rabay inuu xiriir la samaysto ka dib markii ay kulmeen dhammaadkii sannadkii 2016kii.

 

 

Balse wuxuu sheegay inuu dareemay inaysan habboonayn xiriirkaas ka dib markii uu madaxweynuhu xilka la wareegay.

 

 

“Toddobo sano iyo bar aan shaqadaas hayay marna ima soo wicin madaxweyne Obama” ayuu yiri Bharara oo intaas ku daray inuu ogsoon yahay in xiriirka noocan ah uusan aheyn mid caadi ah.

 

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...