Daawo: Maraykanka oo Qadar ka iibinaya Diyaarada Dagaalka ee F-15, & Heshiis 12-Bilyan ah oo la Saxiixday… | warqab
Tuesday, October 17th, 2017
.
output_CjBT9T

Daawo: Maraykanka oo Qadar ka iibinaya Diyaarada Dagaalka ee F-15, & Heshiis 12-Bilyan ah oo la Saxiixday…

Published on June 15, 2017 by   ·   No Comments

Mareykanka ayaa Qadar ka iibinayaa diyaarado nooca miiga dagaalka ah oo ku kacaya $12Billion, heshiis arrinan la xiriira ayaa labada dal wada saxiixdeen.

 

 

Riix Halkan Oo Daawo Muuqaalka

 

 

Miiga dagaalka ee f-15, oo ah nooca loo yaqaan (gorgorka) kana mid ah kuwa ugu casrisan xaga duqeynta iyo xawaaraha duulista, ayaa laga iibinaya Qadar si kor loogu qaado awoodeeda ciidan.

 

 

Heshiiska waxa wada saxiixay wasiirka difaaca ee Qadar Khalid Al Attiyah iyo dhigiisa dalka Mareykanka Jim Mattis, sida ay baahisay Aljazeera.

 

 

Wasiirka Difaaca ee Qadar oo hadlay wuu amaanay arrintan wuxuu ku tilmaamay tillaabo kale oo horumarinaysa iskaashiga dhinaca difaaca ah ee kala dhexeya Mareykanka, si ay ula diriraan xagjirnimada una horumariyaan nabada iyo deganaanshaha gobolka.

 

 

Heshiiskan waxaa ka horeeyay, mid $110billion ah oo Mareyakanku uu hub kaga iibinayo Sacuudiga, shalayto oo u danbeysay waxaa Golaha Senate-ka ee Mareykanku ansixiyey qorshe ku kacaya $500Million oo Mareykanku hub uga gadayo Sacuudiga.

 

 

 

Shabakadda Warqab.com

Xafiiska Wararka Muqdisho

Warqab.com@gmail.com

Isha Ku Hay Warqab Media warqab.com@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)



wararkii hore

Magaca & Dalka uu ka soojeedo ergay cusub ee IGAD u soo Magacowday Arrimaha Soomaaliya…..

June 13, 2017
Urur Goboleedka IGAD ayaa Ergay cusub usoo Magacawday Soomaaliya kadib shir shalay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka ...

Daawo Sawiradda: Masuul telefanka ka qaban waayey Madaxweyne caan ah oo shaqada laga eryey ….

June 13, 2017
Preet Bharara oo ah Dacwad ooge sare oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ka shaaciyay ...

Daawo: Feysal Waraabe oo u Hanjabay Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia…..

June 12, 2017

Daawo Sawiradda: Ciidamo wata Maraakiib & Helicopterka oo soo gaaray Xeebaha Soomaaliya+Sababta…

June 12, 2017
Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo ...

DEG DEG+Dhageyso: Muuse Suudi & Beelaha Hawiye oo galka seefta kala baxay+Dagaal ka dhan ah Farmaajo oo la iclaamiyay…

June 12, 2017
Waxaa Kulan Xasaasi Ah uu ka qabsoomay Axadii Shalay Magaalada Muqdisho,taasi oo Qodobo dhowr Ahna laga soo saaray.     Warbaahinta ...